Qisooyinka Quraanka (13) – Nabi Yusuf iyo walaalihiis

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (13) – Nabi Yusuf iyo walaalihiis

Assalamu Calykum

Qisada nabi Yusuf iyo walaalihii waa qiso ka mida qisooyinka cajiibka ah ee uu Quraanku ka sheekeeyay. Casharada laga faa’idaysan karo qisadan ayuu ku saabsanyahay barmaamijka 13 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka.
Fadalan daawo siina fidi.


Mahadsanidin

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst