Qisooyinka Quraanka (11) – Xunayn dagaal ay Muslimiintu cibro ugu jirto

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (11) – Xunayn dagaal ay Muslimiintu cibro ugu jirto

 

Assalamu Calykum

 

Xunayn waa dagaal ka mida dagaalada ay Muslimiintu galeen ee uu Quraanku ka sheekeeyay. Barmaamijka 11aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan ku soo qaadanynaa dagaalkaas iyo casharada laga faa’idaysanakaro.

Fadalan daawo siina fidi.

 

Mahadsanidin

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst